Daawo: Wadada Ceerigaabo oo Deeq Lacageed Lagu Wareejiye
Ceerigaabo News

Daawo: Wadada Ceerigaabo oo Deeq Lacageed Lagu Wareejiye

November 30, 2014 in Maqaalo, Videos.  by .

Daawo: Wadada Ceerigaabo oo Deeq Lacageed Lagu Wareejiye


Sweden(crb)Jaaliyadda Dalka Sweden ayaa deeq lacageed soo gaadhsiisay Gudida dhismaha Wadada Ceerigaabo, lacagtaas oo uu siday wakiilka Jaaliyadda reer somaliland ee Wadanka sweden Md Jaamac Cartan Axmed.

Gudoomiye ku xigeenka Gudida horumarinta waddooyinka ee heer Qaran Md Cabdiraxmaan Talyanle oo Lacagtaasi gudoomay ayaa uga mahadnaqay jaaliyadda deeqda ay ku darsadeen mashruuca dhismaha wadada, waxana uu bulshada gudaha iyo dibada ee reer somaliland uga warbixiyey wadadaasi iyo halka xiligan xaalkeedu marayo.



Features

More Videos