Burco (crb)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Wafti Balaadhan oo Uu Hogaaminayo Oo Safar Shaqo oo Hal Maalin Ah ku Joogay Magaalada Burco Ayaa Booqday Dugsiga Sheikh Ibraahim Oo Sanadkani Kaalinta Koowaad ugalay Imtixaankii Shahaadiga ahaa Ee Somaliland, Waxaana Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Wasiiru Dawlaha Wasaarada Waxbarashadu Halkaasi Ardayda uga Jeediyeen Qudbad Taariikhi Ah.

Halkan Ka Daawo Badnaantii Ardayda Iyo Qudbadihii Masuuliyiinta,