News

Somaliland Iyo Itoobiya oo Kulan ka yeeshay Xoojinta Xidhiidhkooda Nabad-gelyadda Hargeysa (crb)- Wasiirka Arrimaha Federaalka…

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga ka jaray dhisme cusub oo loo bineeyay Wasaarada Deegaanka

Hargeysa (crb)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta Xadhiga ka jaray Dhisme cusub…

Wariye Cabdisalaam Ibraahim Hereri ”Waa sharaf dhac iyo meelka dhac weyn in magacayga la isticmaalo mareegaha Facebuuga aniga oo aan waxba ka ogeyn”

hargeisa(crb)-Wariye Cabdisalaam Ibraahim Hereri oo fariin soo gaadhsiiyey Shabakaddan Caalamiga ah ee ceerigaabonews  waxa uu…

Wasiirka Cadaalada Oo ka Hadlay khasaare ka dhashay maxaabiis ka baxsanaysay Jeelka Hargeysa

Hargaysa (crb): Wasiirka Caddaladda Somaliland Xuseen Axmed Caydiid, ayaa ka hadlay qaar ka mid ah…

Wasiiru Dowlaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Oo Xadhiga Kajarey Dugsi Qurba Jooga Haweenka Walaalaha Arabsiyo Ku Kordhiyeen Dugsiga Mujaahid Raage/Bidaar ee Degmada Agabar

Agabar(crb)-Wasiiru Dowlaha Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Axmed Nuur Faahiye, oo ay wehelinayaan…

Madaxweynaha Somaliland Oo dhambaal tacsi ah u diray qoyskii uu ka baxay Marxuum- Axmed Gocase…

Jaaliyadda Sweden Oo Shahaado sharaf gudoon siiyay Wasiirka Madaxtooyadda

HARGEYSA (crb)- Jaaliyadda reer Somaliland ee wadanka Sweden, ayaa maanta shahaado sharaf uu ku mutaystay…

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Xubno UCID Ahaa Oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye

Hargeysa, (crb)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xalay qasriga madaxtooyada kulan soo…

Xeer Ilaaliyaha Guud Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Xayiraada Wargeyska Haatuf

Hargaysa (crb) _ Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka somaliland Mudane Xasan Axmed Aadan ayaa markii…

Xukuumadda Somaliland oo Ansixisay Xeerka ka hortaga Argagixisadda iyo Xeerka Waxbarashada Qaranka

HARGEYSA (crb)- Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta oo uu gudoominayay Madaxweynaha JSL Md. Axmed…

Somaliland: Wasaaradda Gaashaan-dhiga Oo ka Hadashay Hawl-galkii Taleex

Hargaysa (crb): Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay gaadhitaanka ciidamadda Qaranka ee Degmadda Taleex, ee gobolka…

Find us on Facebook

Videos

Hambalyo Meher

Hambalyo Meher mudane siciid mahamed siciid iyo marwo ubax cabdulaahi ibraahim waxaanu halkan hanbalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin uga diraynaa mudane siciid mahamed siciid iyo marwo ubax cabdulaahi ibraahim oo meherkoodu ka dhacay dalka faransiiska taarikhdu markay ahayd 12.04.2012 aabe mahamed siciid aabe cabdilaahi maxamed siraad hooyo xaliimo cabdale saalax maxamud maxamed siciid…

Ganacsade Axmed Shire Ismaaciil Oo Tacsi U Diray Marxuum Cismaan Geele Faarax .

Ganacsade Axmed Shire Ismaaciil iyo Qoyskiisu waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan Marxuum Cismaan Geele Faarax (Geela Arab) oo ku geeriyooday dalka Djabouti waxayna ilaahay uga baryayaan in ilaahay janadii fardawsa waraabiyo ehelkiisii iyo qarabadiisiina samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin. Dhinaca kale dhamaan shaqaalaha iyo weriyeyaasha shebekada wararka ee ceerigaabo.com waxay tacsi…

Madaxweynaha oo tacsi u diray Qoyskii marxuum Daa’uud Warsame Nageeye

Madaxweyne axmed SiilaanyoMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Ikraan Xaaji Daa’uud Warsame, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Aabeheed Xaaji Daa’uud Warsame Nageeye oo ku geeriyooday Boorama, Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi taasi la mid ah u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu…

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga ka tacsiyadeeyay Geerida Yaasiin X. Ismaaciil Jirde

Hargeysa (crb )_Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa shacbiga JSL ka tacsiyadeeyay geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum-Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ahaa siyaasi iyo suxufi ruug caadaa ah oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska. sidaasna waxa lagu sheegay dhambaal tacsi ah oo uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Axmed Saleebaan…

Somaliland Iyo Itoobiya oo Kulan ka yeeshay Xoojinta Xidhiidhkooda Nabad-gelyadda Hargeysa (crb)- Wasiirka Arrimaha Federaalka Ethiopia Dr. Shiferaw Tekel Mariam iyo Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo ay ku wehelinayeen Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis oo socdaal shaqo ku jooga dalkaasi. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu galabta soo saaray…

Sports

Kubadda Madaxa Lagu Dhufto oo Sababta Dhaawac Maskaxda Ciyaarahannada Gaadha

(Crb)- Waxa si fiican loo yaqaan in ciyaarta kubbaddu cagtu kor u qaado caafimaadka jidhka, balse hidhayta amma madax Texas ?(HWN)- Waxa si fiican loo yaqaan in ciyaarta kubbaddu cagtu kor u qaado caafimaadka jidhka, balse hidhaynta amma madax ku…

Saxaafada gudaha ee dalka Spain ayaa sidoo kale soo jeedineysa in shan kun taageerayaal United ah inay u safri doonaan ciyaartaas

Phil Jones ayaa la safray kooxda Manchester United ee habeen danbe wajaheysa Real Madrid, laakiin…

Phil Jones Oo La Safray Man United, Scholes Oo Laga Soo Tagay Iyo Alonso Oo Tababar La Qaatay Madrid

Phil Jones ayaa la safray kooxda Manchester United ee habeen danbe wajaheysa Real Madrid, laakiin…

Dhacdooyinka

Gabar yar oo noqotey gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo buug ku qorta luqada afka Ingiriiska

Gabar yar oo noqotey gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo buug ku qorta luqada afka Ingiriiska

Gabar yar oo Soomaali ah oo ku nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa la sheegay inay…

Maxaad Ka Taqaana Qabiilka Lagu Tilmaamo Qabiilka Ugu Layaabka Badan Dunida, (Daawo Sawiro layaab leh)

Waxa dhawaan la soo bandhigay buug cusub oo loogu magac daray, Quruxdii Dabiiciga ahayd, ee…

Wiil yar oo 9 sano jir ah oo muran iyo is qab qabsi weyn uu ka dhex abuurey wadamada Turkiga iyo Holland.

  Wiil yar oo 9 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inuu muran iyo…

Maxay Tahay Baahida Loo Qabo Waddada Ceergaabo?

 Gobolka Sanaag waa kee: Gobolka Sanaag wuxuu ku fadhiyaa 34% dhulka Somaliland (Somaliland marka 3 meelood loo qaybiyo meel ayaa ah Sanaag) Goboladii Waqooyi Galbeed, Awdal iyo Saaxil oo laysku daray oo u dhigma 25% dhulka Somalilanad ayuu gobolka Sanaag…

Diin