Ceerigaabo News
Diin
Booliska Kenya Oo Shaaciyay Tirada Dadkii Al-shabaab Ka Dishay Sanadkii Hore
Booliska Kenya Oo Shaaciyay Tirada Dadkii Al-shabaab Ka Dishay Sanadkii Hore
3 years ago

Nairobi(Crb)- War ka soo baxay ciidanka booliska Kenya, ayaa lagu sheegay in 174 Qof oo Kenya ah gudaha dalkaasi lagu dilay sanadkii 2014-ka, kuwaasi oo ku baxay gacanta Ururka Al-shabaab Marka loo eego dhimashada dadka 3 sanno ee u dambeeyay Qiyaastani waxay noqonaysaa tii ugu badnayd, waxaanay dawladda Kenya dilkaasi […]

  • Bisha Ramadanaa Fursada Ayay u Tahay Dhalinyarada iyo Waayeelba
    Bisha Ramadanaa Fursada Ayay u Tahay Dhalinyarada iyo Waayeelba

    Illaahay ayaa mahadle illaaha bisha Ramadaan ka dhigay mid ajar iyo wanaag laga faa’iidaysto leh, Nabigeeni maxamed...

    February 16, 2013,
  • Salaadda
    Salaadda

    Salaaddu waa cibaado(1 )ka kooban akhrin (Quraan , Alla waynayn,Alla nasahaad,Alla baryid) iyo falal gaar ah(Rukuucid(2)...

    February 14, 2013,
  • Bisha Ramadanaa Fursada Ayay u Tahay Dhalinyarada iyo Waayeelba
    Bisha Ramadanaa Fursada Ayay u Tahay Dhalinyarada iyo Waayeelba
    Bisha Ramadanaa Fursada Ayay u Tahay Dhalinyarada iyo Waayeelba

    Illaahay ayaa mahadle illaaha bisha Ramadaan ka dhigay mid ajar iyo wanaag laga faa’iidaysto leh, Nabigeeni maxamed ahaa (N.N.K, H) hanuunka iyo liibanta iyo ehelkiisa iyo asxaabtiisa iyo cidii wanaaga ku raacday ilaa maalintay muuminiintu farxayso. Hadalkayga adiguu kugu socdaa waa hadal walaal ku jecel, waa hadal uu yidhi qof […]

    Read more ›
    February 16, 2013,
  • Salaadda
    Salaadda
    Salaadda

    Salaaddu waa cibaado(1 )ka kooban akhrin (Quraan , Alla waynayn,Alla nasahaad,Alla baryid) iyo falal gaar ah(Rukuucid(2) , Sujuudid(3)). Kuna furanta (bilaabanta) waynaynta Eebbe korree oo waynaaye (Allaahu Akbar/Ilaah baa wayn), kuna dhammaata (xidhanta) salaama naqsi (Assalaamu Calaykum/Nabadgalyo korkiinna ha ahaato). Waa udub dhexaadka diinta ,la’aanteedna diintu dhismayn sida uu Rasuulkeennii […]

    Read more ›
    February 14, 2013,