Polls
Articles
|
| Read more... |
|
Halkan Ka Daawo Shirkadaha Dahabshiil Group oo Mashaariic ay ku Horumarinayso Jaamacadaha dalka Maalin Keliya ku Dhagax Dhigtay Afar Gobol |
Hambalyo Meher mudane siciid mahamed siciid iyo marwo ubax cabdulaahi ibraahim |
| Read more... |
Djibouti Ee Hal Milyan Oo Dollar Ugu Deeqday Biyo-Xidheenka ETHIOPIA , Noqotayna Dalkii Labaad Ee Ku Biira Somaliland Oo Hore Qaadhan Ugu Yaboohday. |
| Read more... |
C/kariim cumar xuseen |
| Read more... |
Malians living in Ivory Coast protest against a coup in their country during the Extraordinary Meeting of
|
| Read more... |
Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax:Khadar ismacil xusen iyo marwadisa shugri axmed |
| Read more... |
Islamic Links
W.Wararka
Somaliland Links
| Warsaxaafadeed:Hantida Shirkadda Dahabshiil iyo tan macaamiisheeduba waa mid Xafidan |
|
|
|
| Written by admin1 |
| Saturday, 28 July 2012 13:48 |
|
Warsaxaafadeed:Hantida Shirkadda Dahabshiil iyo tan macaamiisheeduba waa mid Xafidan:- Waxa aynu la soconaa in ay jiraan dad website-yada qaar ku qoray dacaayado been abuur ah oo ka-dhan ah Shirkadda Dahabshiil. Ma aha markii ugu horraysay ee Website-yadaasi qaarkood ay ka faafiyaan dacaayado iyo been abuur shirkadaha xawaaladaha, gaar ahaanna Dahabshiil, muddo dhawr sano ah. Hore waxa shirkaddu u saartay dacwad maxkamadeed websiteyadaas oo waxa la siiyey digniin ah inay ka waantoobaan beenahaasi iyo dacaayadaha ay faafinayaan, ujeedada ay ka leeyihiinna ahayd dano gaar ah oo dhaqaale. Taasina ma aha wax dhici kara. Waxa kale ay rabaan in lagu waxyeeleeyo dhaqaalaha dadka Soomaliyeed iyo sumcadaha Hay’adaha u adeega ee uu Dahabshiil ka midka yahay, iyadoo aanu ka foojiganahay isla markaana aanay u suurto-galayn damacoodaasi.
Sidaa darteed:
1. Waxa aanu cadaynaynaa in shaqadii Dahabshiil u hayay macaamiishiisa meel kasta oo ay joogaan, ay sidii caadiga ahayd ee looga bartay u socoto.
2. Waxa kale oo aanu xaqiijinaynaa in system-ka Dahabshiil ku shaqeeyaa yahay mid aammin ah wax dhibaato ahina aanay ka jirin, hantidii shirkadda iyo tii macaamiishuna xafidan tahay.
3. Waxa aanu macaamiisha shirkadda Dahabshiil meel kasta oo ay joogaan u caddaynaynaa in xogta (data) lagu baahiyay website-yada qaar ay tahay mid aan sax ahayn.
4. Waxa kale oo aanu u sheegaynaa kooxdaasi dacaayada iyo been abuurka faafinaysa in aanu sharciga caalamiga ah la tiigsan doono.
- Allaa Mahad Leh –
_____________________________________________________________________________
Sacad M. Abdi Head of Advertisement Section Public Relations & Media Mob: +252 7 9111010 +252 24261268 Office: +476 705 9893 E-mail: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it Dahabshiil Operations center Hargeisa , Somaliland www.dahabshiil.com
|
| Last Updated on Saturday, 28 July 2012 14:09 |
Articles
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun |
| Read more... |
|
| Read more... |
Maxaa dhalinyaradii qalinkoodii ka dhigay mid aan waxtar ulahayn bulshada :w/q: maxamed cali cabdilaahi (salafi) |
| Read more... |
Warsaxaafadeed:Hantida Shirkadda Dahabshiil iyo tan macaamiisheeduba waa mid Xafidan:- |
| Read more... |
Caqabadaha ku Gedaaman dhallinyarta damacu kaga jiro golayaasha deegaanka |
| Read more... |
|
| Read more... |
|
| Read more... |
|
| Read more... |
|
| Read more... |
Gaboose wuxuu siyaasadda ka galay isagoo dhakhtar u noqday Siyaad barre. Wuxuu ka mid noqday xukuumaddiisii iyo xisbigiisii XHKS(xisbiga hantiwadaaga kacaanka soomaaaliyeed).wuxuu siiyay taageeradii ugu badneyd, wuxuu u horey amaan xad-dhaaf ah. |
| Read more... |
Dahabshiil







Malians living in Ivory Coast protest against a coup in their country during the Extraordinary Meeting of







Qiimee qofkaaga mudan waa barnaamij qaran

Roobab laxaadle oo todobaadyadii ugu danbeeyay ka da'ayay magalada ceerigaabo buuralayda ku hareeraysan