Wednesday 22nd of May 2013

news blog logo
news menu leftnews menu right

Polls

Sidaad U aragtaa Webkan
 

Articles

Hanbalyo Aroos: Mudane Wacays Maxamed Axamed iyo Marwo Caasha C/risaaq C/laahi Geele

Read more...
 

 

Halkan Ka Daawo Shirkadaha Dahabshiil Group oo Mashaariic ay ku Horumarinayso Jaamacadaha dalka Maalin Keliya ku Dhagax Dhigtay Afar Gobol

 

Hambalyo Meher mudane siciid mahamed siciid iyo marwo ubax cabdulaahi ibraahim

Read more...
 

 

 

Djibouti Ee Hal Milyan Oo Dollar Ugu Deeqday Biyo-Xidheenka ETHIOPIA , Noqotayna Dalkii Labaad Ee Ku Biira Somaliland Oo Hore Qaadhan Ugu Yaboohday.

Read more...
 

 

Meher Wacan:Hooyo Sacaada Aw-cali Ibraahim

C/kariim cumar xuseen

Read more...
 

Malians living in Ivory Coast protest against a coup in their country during the Extraordinary Meeting of

Read more...
 

 

Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax:Khadar ismacil xusen iyo marwadisa shugri axmed

Read more...
 
Delicious

Facebook

waa quruxdii Sanaag
Guddoomiyaha Sanaag oo ka waramay xaaladda Nabad-gelyo iyo nololeed ee gobolka PDF Print E-mail
Written by admin   
Monday, 23 April 2012 13:19

Guddoomiyaha Sanaag oo ka waramay xaaladda Nabad-gelyo iyo nololeed ee gobolka

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Aadan Axmed Diiriye (Geel jire) ayaa faahfaahin ka bixiyay xaalada Guud ee nabadgalyada iyo nolosha ee deegaamada kala duwan ee Gobolkaasi.

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo u waramayay saxaafadda ayaa sheegay in deegaamo door ah oo ka tirsan Gobolkaasi ay ka da’een raxmaadkii eebe gaar ahaan degsiimooyinka xeebta ka rogan.

Guddoomiyaha mar uu ka hadlayay dhinaca nabad-galyada waxa uu xusay in deegaamada gobolka ay ka sameeyeen gudiyo la shaqeeya Ciidamada Booliska kuwaas oo qayb weyn ka qaatay isku xidhka shacabka iyo Booliska, iyadoo ay wada shaqayn buuxdaa u dhaxayso laamaha dawlada.

Guddoomiyuhu wuxuu intaas ku daray inay mudooyinkii u danbeeyay ay ku hawlanaayeen bixinta Magihii loo kala qaadayay laba beelood oo walaalo ah oo Magaalada Ceerigaabo wada dega isla markaana ay ku rajo weyn yihiin in sida ugu dhakhsaha badan ay ugu soo dhamaato .

Aadan Geel jire waxa uu sheegay oo kale in gobolkaasi ay soo martay abaar xoogan iyadoo Laba Kun Todoba boqol iyo Konton qoys oo soo baro kacay ay ku sugan yihiin Deegaamada Yube iyo Ceerigaabo kuwaas oo u baahan sida uu cadeeyay Gargaar deg deg ah. Waxaanu baaq qaylo dhaan ah u diray Xukuumada Somaliland iyo Hay’adaha Caalamiga ah oo uu ka dalbaday sidii wax loogu qaban lahaa bulshada ku tabaalowday abaaraha soo maray gobolka sanaag.

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag waxa uu intaas ku daray in xaalada ugu adag ee Gobolkaas ka taagani ay tahay iyadoo haba yaraatee aan lahayn wax Ceelal ah, waxaanu xusay in meelo kooban oo ceelal leh ay biyahoodii noqdeen kuwo qadhaadh ah oo dadku marka ay cabaan uu ku dhaco shuban maadaama aanay nadiif ahayn.

 

dahabshiil

Articles

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Read more...
 

Qiimee qofkaaga mudan waa barnaamij qaranqofkaaga mudan waa barnaamij qaran kaas oo ka madax banan siyaasad qabiil iyo qof jeclaysiba   oo loogu tallo galay in lagu abaal mariyo la xuso oo la xasuusto mudo 21 sano ah

Read more...
 

Maxaa dhalinyaradii qalinkoodii ka dhigay mid aan waxtar ulahayn bulshada :w/q: maxamed cali cabdilaahi (salafi)

Read more...
 

Warsaxaafadeed:Hantida Shirkadda Dahabshiil iyo tan macaamiisheeduba waa mid Xafidan:-

Read more...
 

Caqabadaha ku Gedaaman dhallinyarta damacu kaga jiro golayaasha deegaanka

Read more...
 

War-saxaafadeed:Shirkadda Dahabshiil Waxay Iska Fogaynaysaa Wararka La Xidhiidhinaya Isbedelka Maamul Ee Shirkadda Telcom 

Read more...
 

Shirkadda Dahabshiil oo Marti-qaad kaga Qeyb-gashay Shir-madaxeedka Bangiga Horumarinta Afrika

Read more...
 

Guddoomiyaha Sanaag oo ka waramay xaaladda Nabad-gelyo iyo nololeed ee gobolka

Read more...
 

Washington Rain ForestRoobab laxaadle oo todobaadyadii ugu danbeeyay ka da'ayay magalada ceerigaabo buuralayda ku hareeraysan‏

Read more...
 

Gaboose wuxuu siyaasadda ka galay isagoo dhakhtar u noqday Siyaad barre. Wuxuu ka mid noqday xukuumaddiisii iyo xisbigiisii XHKS(xisbiga hantiwadaaga kacaanka soomaaaliyeed).wuxuu siiyay taageeradii ugu badneyd, wuxuu u horey amaan xad-dhaaf ah.

Read more...
 
KELMADDA SHEBEKEDDA CAALAMIGA AH EE ceerigaabo.com Shebekadda ceerigaabo.com waa shebeked madaxbanaan oo loo qaabeeyey design -kii ugu danbeeyey kaana haqab tiraysa wararka dalkaagii hooyo iyo weliba kuwa caalamka, Arimaha Diinta Islaamka,tahniyada iyo Suugaanta. ceerigaabo.com waxay dhamaanba si siman ugu adeegi doontaa dhamaan dadweynaha reer Somaliland iyo Somalia meelkastoo ay joogaan adigoo ka heli doona warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay. Shabakaddu waxay soo dhaweynaysaa dhamaanba ra’yiyadiina ku wajahan waxyaabaha ka dhacaya wadanka kuwaas oo ay muhiim tahay inaanay wax dhibaato ah yeelan ama *AFLAGAADO balse qofku rayigihiisa uu xor uyahay hadii sida aad wax u aragto aanu isagu wax arkin ama xisbi aad raacsan tahay aanu raacsanayn maaha meelka dhac ama khalad. Sidaas iyo wada shaqayn fiican Mahadsanidiim Maamulka ceerigaabo.com.

Dahabshiil

Banner




Copyright © 2010 Ceerigaabo.com. All Rights Reserved. Designed by Ibraahim Hussein