Home
About Us
News
Dhacdooyinka
Maqaalo
Diin
Hambalyo
Contact Us
Dhacdooyinka
CAJIIB !!!!! Nin Maraykan Ah Oo Xaaskiisi Dilay Ka Dibna La Soo Xidhiidhay Xarunta Telefishan Oo U Sheegay Inay Qaataan Warka Dilka Xaaskiisa Oo Xaqiiqo Ah
Washington, (Crb):- Nin Maraykan ah oo lagu magacaabo, Tony Battett, ayaa la soo xidhiidhay xarunta telefishanka degaanka (Local), ee (COMO), ka dibna u sheegay inuu u hayo war xaqiiq ah oo dhacay kaas oo uu doonayo inay baahiyaan...
Libaax dilay Haweenay ku sugneyd Xero lagu xanaaneeyo Xayawaanka oo ku talla dalka Mareykanka
California(Crb)–Gudoomiyaha gobolka California ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in libaax dilay haweenay ku sugneyd xero lagu xanaaneeyo xayawaanka uu baxsaday. David Hadden,oo ahaa baarihii sababta haweenayda u dhimatay ayaa...
LAYAAB ’Haweeney 61-Sano Jir ah oo Guursatay Wiil yar Oo 8-jir ah
Qiyaas ahaan boqol ruux ayaa ka qeyb gashay mid kamid ah aroosyada aan caadiga aheyn kaas oo ka dhacady dalka Zimbabwe, kadib markii ay isla aqal galeen wiil sideed sano jira ah iyo xaaskiisa oo 61 sano gaartay. Inkasta oo xafl...
Dawlada Kenya ayaa Laga Dareemaya Cabsi ah In Hilibka Dameeraha Sidii Hilib Lo’ad loo Isticmaalo
Iyada oo wadamada Yurub ay hareysay fadeexada ah in hilib fardaad loo iibiyo sida hilibka si dadka loogu qaldayo ayaa dalka Kenya waxaa xilligaan ka jirta cabsi xooggan oo laga qabo in hilibka dameraha isna sida hilib lo’aad loo...
Cabitaanka Biyahu Waa Caafimaad
Hargaysa (Crb) Si aad u noqoto qof jir ahaan is heysta oo nashaadkiisu wanaagsan yahay haddii aad tahay qof Ciyaartoy ah ama qof caadi ah oo doomaya inuu jirkiisu dhisnaado waxaa timid latalin caafimaad oo Khubarada caafimaadku ku...
« Previous Page
—
Next Page »
Latest News
Al Shabaab resilience, diplomatic row muddle troop withdrawal from Somalia
Poet accused of insulting government ‘must be freed’
Somaliland: Making a success of ‘independence’
Somalia denies selling any Kenyan oil blocks
California Freshman to Cut off Penis if Donald Trump builds wall