ceerigaabo.COM
DAAWO: Barnaamij ku Saabsan Horumarka ay Dalka ku soo Kordhisay Dallada Ururada Kaluumaysatada Gobolka Sanaag ee Rasmi Fishing
- Written by a9xcg


sanaag(crb)Daawo Barnaamij kooban oo ku Saabsan :Horumarka ay Dalka ku soo Kordhisay Dallada Ururada Kaluumaysatada Gobolka Sanaag ee Rasmi Fishing Company taasi oo ay Hoostagaan 8 Urur kaluumaysato oo ka kala Hawl gala Xeebaha Gobolka Sanaag gaar ahaana Ceelaayo ilaa Karin.

COMMENTS
Latest News