ceerigaabo.COM
Daawo: Sheekh Reer Somaliland Ah Oo Qoray Buug Uu Kaga Hadlyo Xuquuqda Haweenka.
- Written by a9xcg

Hargaysa(crb)Sheekha weyn ee Reer S/Land Sh Ismaaciil Dheeg ayaa soo bandhigay Buug uu qoray oo ka hadlaya Xuquuqda Haweenka, iyadoo munaasabadii Buugaa lagu soo bandhigayey oo ku qabsoontay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargaysa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda iyo Boqolaal dadweyne ah.

COMMENTS
Latest News