ceerigaabo.COM
Kubadda Madaxa Lagu Dhufto oo Sababta Dhaawac Maskaxda Ciyaarahannada Gaadha
- Written by a9xcg

(Crb)- Waxa si fiican loo yaqaan in ciyaarta kubbaddu cagtu kor u qaado caafimaadka jidhka, balse hidhayta amma madax

Texas ?(HWN)- Waxa si fiican loo yaqaan in ciyaarta kubbaddu cagtu kor u qaado caafimaadka jidhka, balse hidhaynta amma madax ku dhufashada kubbaddu dhab ahaantii waxay sababtaa dhaawac maskaxda soo gaadha iyo waliba in fikirka qofka hoos-u-dhac ku yimaad sida lagu sheegay cilmi-baadhis ay soo saareen dhakhaatiir Maraykan ah.

Cilmi-badhayaal ka tirsan Jaamacadda Texas ee dalka Maraykanka, ayaa sheegay in dadka aadka u da?da yar ee ciyaara kubbadda uu hoos-u-dhac weyn ku yimaad aqoontooda waxbarasho, marka loo eego kuwa aan iyagu ciyaarin.

COMMENTS
Latest News