ceerigaabo.COM
Qiso Xanuun Badan ,Qofkii Akhriyana Uu Ka Qoomameyn Doono ! Hadaad Qalbi Adag tahay Gal.
- Written by a9xcg

Sida goob joogayaal sheegayaan wiilkaan ayaa xariir waxa uu lalahaa gabar taasi oo ay magaalada isku barteen in muddo ahna qadka uu jaceyl been ah kaga jilayay .

Waxa uuna wiilkaas ahaa mid xun balse gabarta ku qiyaanay una jlay in uu yahay nin wanaagsan , waxa uuna kor iyo hoos ,geed dheer iyo mid gaaban u fuulay in mar uun uu ku qanciyo in ay kulan wada qaataan fool ka fool ah

Talaabo talaabo ayuu ugu qanciyay in jaceyl saafi uu u qabo farxadna uusan dareemeyn hadii dhankiisa aysan joogin , waxa uuna ugu dambeyntii ku qnaciyay in gurigiisa kula kulanto maalin axad ah

Waxa uu ka dhaadhciyay in jawi Romantic ah ay wada qaadanayaan ayna ka hadlayaan sidii mustaqbal u wadaagi lahaayeen waa ayna ka ogalaatay , intii uu sugayay imaashaheeda ayuu waxa uu wacay labo saaxibadiisa ah balse aan qoyskiisa soo dhex galin waxa uuna uu sheegay in hilib maacan u bisil yahay ayna xaafadiisa yimaadaan.

Saaxibadiisa waa ay yimaadeem waxa uuna u sheegay in gabar ay u soo socoto oo uu doonayo in ay kula baashaalaan ,intii saacadda ku dhicin waqtiga i balanta ayaa waxaa wiilkaas soo wacay hooyadiis oo u sheegtay in dhaqsi uu u yimaado guriga aabihiis maadaama xaaladiisa adag tahay oo lagu soo booday , waxa uuna wiilashii u sheegay in uu baxayo balse waxa uu wiilasha kula balamay in gabartaas ay ku sameeyaan wax waliba oo macaan ah .

Waa kuwaan saaxibadiisa oo gurigiisa ku sugaya gabartii ,waa ay timid sida balanta aheyd waa ay kufsadeen damiir laawayaasha ,waxa ayna ka tageen guriga xilli gabartii ay miir beeshay walaalkeedana oo aaday hooyadii si xaalka odayga uu wax kala socdo.

Xaashaa Lillaah hooyadii ayaa durba weydiisay wiilkii maxay walaashaa ku soo raaci weysay ? yaah walaashey aaaaaaa ? Intee aniga iiga soo raaceysay ? markaas ayay hooyadii tiray waan ku soo dirnay waayo wicitaan badan aan kugu soo sameynay oo telka ah waad ka jawaabi weysay sidaa darteed ayaan iyada kugu soo dirnay , xanuun badnaa isaga oo aan ka jawaabin hadalka hooyadiis ayuu carar ku yimid gurigii hooyadii waxa uu arkay walaashiis oo miir daboolan oo hawada lala galay kuna dhacday shabqada mishin uu isaga dhigay ,,,,,,,,,,,,,,, Xanuun Badnaa wiilkii oo qark u saarmay in wadnaha istaago ayay hooyadii guriga ugu timid , Dhamaad Dhamaad Dhamaad

Hadaba xasuusta waxa ay tahay in waxii xun aad fasho in laguugu sameyn doono xilli hore ama xilli dambe , waa muhiim fikirkaada ku aadan qisadaan.

COMMENTS
Latest News